“Man United way i khiyaantay mana ixtiraamayo Ten Hag” – Ronaldo

0
84

Jowhar- Radio Isnaay ) – Xiddiga kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa weerar ba’an ku qaaday maamulka farsamada kooxda Man United isaga oo weerar ku qaaday tababarihiisa Erik ten Hag.

Wargeyska Manchester Evening News ayaa wuxuu soo xigtay wareysi uu bixiyay Cristiano Ronaldo, kaasoo uu ku sheegay in uu dareemayo in la khiyaamay, sababtoo ah waxa uu dareemayaa in dadka qaar oo uu ku jiro tababare Ten Hag ay doonayaan in ay kooxda ka fogeeyaan.

Ronaldo ayaa sii huriyay jawiga qalcadda Manchester United wuxuuna yiri:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here