Man United Oo Guul Weyn Ka Gaartay Sheriff & Ronaldo Oo Gool Lasoo Laabtay.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Sheriff Tiraspol oo marti ugu ahayd Old Trafford kulan ay 3-0 kaga talaabsadeen.

Kooxda macalin Erik Ten Hag ayaa wali eryanaysa Real Sociedad oo oo la celin la’yahay caawana ka adkaatay Omonia Nicosia.

Red Devils ayaa saddexda gool ee ay ku adkaadeen ka helay Diogo Dalot oo qaybtii hore dhaliyay, Marcus Rashford oo bedel ku yimid iyo Cristiano Ronaldo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here