Magaalada Jowhar oo ku soo Badanayaan Gabdhaha la imanaya hal abuur Ganacsi.

0
205

Jowhar (Radio Isnaay) – Nimco Nuur Madax waxeey ka mid tahay gabdhaha ku nool Magaalada Jowhar islamarkaana la yimid hal abuur Ganacsi oo ka duwan kuwii hore,Waxa ay dhawaan ka furatay magaalada Jowhar goob ganacsi oo lagu iibiyo saliid dabiici ah oo ay iyadu sameeysay.

Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi