Madaraso lagu baran doono Qur’aanka oo laga dhagax dhigay Deegaan Hoostaga Kismaayo.

0
40

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada owqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa Deegaanka Buulo Bartire ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay madaraso lagu baran doono Qur’aanka kariimka taasoo baahi weyn u qabeen dadka Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.