Madal looga hadlayay xiriirka bulshada iyo hay’adaha dowligaah oo lagu soo Xiray Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madashan ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu saaray sida ay bulshada ugu faa’ideysan lahaayeen adeegyada ay bixiyaan hay’adaha dowliga.

Dadkii ka soo qeybgalay madashan oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee Bulshada degmooyinka Jowhar iyo Balcad ayaa waxa ay su’aalo ku weydiiyeen mas’uuliyiin ka socotay wasaaradaha bixiya adeegyada sida amniga, waxbarashada, caafimadka, garsoorka iyo dhalinyarada iyo ciyaaraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here