Isku Aadka Koobka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada Dalka oo la soo Saaray

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa Soo Saaray Isku Aadka Tartanka Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir Kaas oo Dhawaan la Filaayo inuu ka Qabsoomo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Xulalka ayaa isugu aaday Sidatan.

Groupka  ( A ) Waxaa ku Jira Xulalka Maamulada kala ah.

1 – Hirshabeelle.

2- Galmudug.

3- Banaadir.

 

Groupka ( B ) Waxaa ku Wada Jira Xulalka Maamulada kala ah.

  • Puntland
  • Jubaland
  • Koofur galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here