Isbedelka Cimilada oo saameeyey Duurjoogta kunool Deegaannnada Soomaaliland.

0
44

Jowhar- (Isnaay Radio)- Isbedelka cimilada ayaa noqday arrin si weyn looga dareemay meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika, halkaas oo ay ka dhaceen abaaro aan hore loo arag oo saameeyay dad iyo duunyaba.

Masuuliyiinta wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray dhulalka baadiyaha ah iyo beeralayda, iyaga oo u kuurgelayey saamaynta isbedelka cimilada iyo weliba xaaladda duurjoogta ku dhaqan deegaanadaas.

Warbixintaan Waxaa inoo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here