Isbedel dhinaca Ganacsiga ah oo laga dareemayo Suuqa Xoolaha Ee Degmada Dhoobley.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa dhoowrkii sanno ee la soo dhaafey gobollada dalka soomaaliya ka jiray abaaro is daba joog ah kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshey dadka xoola dhaqatada ah maadama ay noolashooda ku tiirsaneyda xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.