Trump oo aad u dhimay tirada qaxootiga galaya Maraykanka,

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Trump ayaa xaddidaya tirada qaxootiga ee loo oggolaanayo inay galaan Maraykanka isaga oo ka dhigay 7,500 bilowga sannadka dambe, waxaana uu muhiimadda siiyay caddaanka Koonfur Afrikaanka.

Talaabadan ayaa looga dhawaaqay bayaan aqalka cad uu soo saaray Khamiista, waa talaabo ka hoosaysa tiradii 125,000 ee u qoondeeyay qaxootiga madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here