Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo kulan la qaaray Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka?

0
37

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Maxamed Aadan Macallin ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda sare ee shirkadaha isgaarsiinta dalka, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta tayada adeegyada isgaarsiinta ee Soomaaliya iyo xoojinta wada-shaqeynta.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiweli Tima Cadde.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here