WARARKA kulan looga hadlayay doorka haweenka ee hoggaaminta oo lagu qabtay Caabudwaaq By admin - October 27, 2025 0 37 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – (Radio Isnaay ) – Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qabtay kulan lagu xoojinayay doorka haweenka ee hoggaaminta, kaas oo ay soo qaban-qaabisay xarunta TUBSAN. Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/WARKA-KULAN-KA-BY-ZAKI-NB.mp3 Share this:FacebookX