Haweenka ku shaqeysta Xirfadaha Farsamada Gacanta oo ku Soo badanaya Jowhar.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farsamada Gacanta ayaa ka mid ah xirfadaha ay shaqeystaan haween badan oo ku nool magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle kuwaasi oo ka maareeya nolasha qoyskooda.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here