Tababar ku saabsan u qareemidda iyo xaqiijinta qoondada haweenka xilliyada doorashooyinka oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

0
31
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta laga daahfuray tababar labo maalmood ah oo lagu xoojinayo doorka warbaahinta madaxa bannaan iyo ururrada bulshada rayidka ah ee hirgelinta qoondada haweenka 30% inta lagu jiro doorashooyinka.
Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here