Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo tababar Muhiim ah soo xiray

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta soo xiray tababar muhiim ahaa oo lagu xoojinayey xirfadda iyo mihnadda shaqaalaha Xafiiska Hantidhowrka Guud, kaas oo si gaar ah muddo saddex maalin ah oo xiriir ah loo siinayey ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Baarayaasha “Waaxda Baarista U Hoggaansanaanta Sharciga” ee Xafiiska.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here