Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Macadka Al-Amiin, oo ka mid ah iskuullada sida gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Jowhar, ayaa bixiya deeqa waxbarsho lacag la,aan ah oo loogu talagalay ardayda dhigata caafimaadka.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.