Aoonyahanada Jowhar oo ku Baaqay in la kordhiyo Wax soo saar ka Beeraha.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Soomaaliyeed ee bartay cilmiga beeraha ayaa bilaabay dadaallo ballaaran oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka gudaha, si looga baxo ku-tiirsanaanta dalagga iyo cuntooyinka laga keeno dibadda.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here