WARARKA Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. By admin - October 17, 2025 0 111 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – (Radio Isnaay ) – Shirkadda IFI oo ka shaqeysa nadaafadda Magaalada Muqdisho ayaa olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda caasimadda ka sameyay qaar ka mida ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/WARBIXNTA-MUQDISHO-ZAHRO-2.mp3 Share this:FacebookX