Munaasabad lagu Xusaayay Maalinta dhaawacyada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu xusayey maalinta dhaawaca adduunka ayaa lagu qabtay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, hogaanka isbitaalka Madiina, ururada Caafimaadka ee ka howlgala Muqdisho iyo hogaanka Caafimaadka boliska iyo taliyaha taraafikada.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here