Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyadoo kaashaneysa Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon-isweydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray xeerka anshaxa shaqaalaha caafimaadka.
Waxaa soo jeedinayeysa : – Xaliimo Cali.