Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka fogaadaan isticmaalka dawooyinka aan dhakhtar qorin.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta caafimaadka ee magaalada Jowhar ayaa baaq adag u diray dadka qaba cudurrada halista ah sida wadne xanuunka, iyagoo ugu baaqay in ay si joogto ah oo sax ah u qaataan dawooyinka ay u qoraan dhakhaatiirta, si loo yareeyo halista dhimashada iyo dhibaatooyinka kale ee caafimaad.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here