Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho Ayaa lagu qabtay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo diiradda lagu saaray Hayaanka Tamarta Soomaaliya kullanka ayaa waxa ka qeybgalay madaxda shirkadaha tamarta wasaaaradaddo iyo masuuliyinkale ugu horeen maamulka shirkadaha ka howlga somaliyaa ayaa madashada ka hadlay.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here