Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Deegaanka maamulka Koonfur Galbeed Mudane Diini Xaaji Cabdinuur ayaa Xariga kajaray Xaruunta xalinta Caqabadaha iyo isbadalka Cimilada oo laga hirgaliyey degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.