Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Jowhar Ka daahfuray Qorshaha Horumarinta Labaad Ee Hirshabeelle.

0
32

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qorshaha horumarinta 5-ta sanno ee soo socota kaddib munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here