Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Sallaxley.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Maayar ku-xigeenka degmada Sallaxley ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay 200 qoys oo danyar ah, kuwaas oo ku nool deegaanka Kaam Tuug, oo hoos yimaada isla degmada Sallaxley. Deeqdan oo ka kooban noocyada kala duwan ee raashinka daruuriga ah ayaa lagu taageerayay qoysas nugul oo wajahaya duruufo nololeed oo adag.

Waxaa soo jeedineysa :– Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here