Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sameynta bulsho waa hannaan adag oo ay dadku ku dhisaan wadajir, isfaham, iyo iskaashi si loo gaaro horumar iyo nolol wadaagsan Si kastaba ha ahaatee, marka dad badan ay wada shaqeynayaan, waxaa inta badan soo baxa khilaafaad sabab u noqon kara kala duwanaanshaha afkaaraha, dhaqanka, dano gaar ah, ama isfahan la’aan.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.