Xarunta xalinta khilaafaadka dadban oo laga hirgaliyay degmada Dhuusamareeb.

0
48

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Galgaduud iyo Isku-duwaha Hay’adda UNDP Galmudug, ayaa  si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta xalinta khilaafaadka dadban ee degmada Dhuusamareeb.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here