Haween ku nool Jowhar oo bilaabay in noloshooda ay ku mareeyaan ka Ganacsiga Kalluunka.

0
85

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Haween badan oo ku nool magaalada Jowhar ayaa bilaabay inay ka faa’iideystaan kalluunka laga soo dabto wabiga Shabeelle, Iyagoo la tacaalaya duruufaha dhaqaale iyo shaqo la’aanta.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here