WARARKA Ciidaamada Amniga Gobolka Shabeellaha Hoose oo gacanta ku soo dhigay Maandooriyaha xashiishka. By admin - October 14, 2025 0 37 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – (Radio Isnaay ) – Howlgalkan lagu ciribtirayo maandooriyaha xashiishka ayaa si xoogan uga socda howdka u dhexeeya Magaalooyinka Marka, Janaale iyo Shalanbood ee Gobolka Shabeellaha hoose. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/CABDICASIIS-MAANDOORIYE.mp3 Share this:FacebookX