WARARKA Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo bariis Baarowga suuqa magaalada Jowhar. By admin - October 12, 2025 0 57 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa magaalada Jowhar ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha bariiska Baarowga, kaas oo ka baxa dalka gaar ahaan gobolka shabellaha dhexe. Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/Bariis-Baarowga-By-Nuur.mp3 Share this:FacebookX