Golaha Dhalinyarada oo laga daahfuray Magaalada Jowhar.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah magaalada Jowhar, ee caasimadda dowladda Hirshabelle, uga daahfurtay Golaha Dhalinyarada Jowhar (Youth Advisory Council – YAC), kaas oo ka kooban 13 xubnood oo dhalinyaro aqoonyahanno ah oo matalaya xaafadaha magaalada.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here