Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Kullankan oo gogol xaar u ah shirweynaha nabada Mudug ayaa looga hadlayay wax ka qabashada dilalka ka dhaca dhulka miyiga ah ee Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
Waxaa soo jeedinaya ; – Cabdifitax Axmed Maclow.