Trump oo ballanqaaday in lacag badan lagu bixin doono dib u dhiska Qasa.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne Trump ayaa isagoo khadka taleefoonka kula hadlay Sean Hannity oo ku sugan Fox News, waxa uu sheegay in waxa ka dambeeya qayb ka mid ah qorshaha nabadda ay tahay:

“Waxaad arki doontaan dadka oo is-afgaran kara, Qazana dib ayaa loo dhisi doonaa.” Waxa uu sheegay in ay noqon doonto “adduunyo kale” iyo in ay jiri doonto “maal aad u badan oo ku baxa Qaza”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here