Barakacayaal ku nool duleedka Baladweyne oo codsaday In la gaarsiiyo bacaha Roobka.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Harqaboobe ee duleedka Waqooyiga magaalada Baladweyne ayaa Hey’adda Samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed, ka codsaday in ay lasoo gaaraan Bac roobaad maadaama uu bilowday xilliga roobka.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here