Xildhibaano katirsan dowladda Soomaaliya oo kormeeray Isbitaal Goboleedka Jowhar.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Senator Prof. Dr. Osman Mohamud Dufle oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaan Salaad Bakistaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Isbitaalka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee magaalada Jowhar.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here