WARARKA Sare Ukac ku Yimid Qiimaha Liin dhanaanta Suuqyada Jowhar. By admin - October 8, 2025 0 101 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si weyn loo dareemayaa koror ku yimid qiimaha liin dhanaanta ee suuqyada magaalada Jowhar, taasoo saameyn ku yeelatay dadka deegaanka, gaar ahaan qoysaska danyarta ah. Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/XIINKA-WAR-JOWHAR.mp3 Share this:FacebookX