Jowhar – ( Radio Isnaay )- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarsashada Hirshabelle Axmed Cabdullahi Bashiir, Ayaa maanta magaalada jowhar Jowhar ka furay kulan aqoon-isweydarsi ah oo laxriira tayada macaliminta iyo sara qaadida nidaamka barenimo.
Waxaa soo jeedinaya :– Cabdifitax Axmed.