Munaasabad lagu xusaayay Sanad guuradii 9-aad ee Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa xalay lagu qabtay Munaasabadda dabaadagga sanad guuradii 9-aad markii dhidibada loo taagay Hirshabelle Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Hirshabelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen, madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle mudane yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) , Ra’isul wasaare hore mudane Cali Maxamed Geedi, labada gole baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Hirshabelle, masuuliyiin kala duwan, fanaaniin, bulshada ku nool Jowhar iyo marti sharaf kale.

Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here