Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha golaha dhalinyarada Jubbaland Farxaan Maxamed Cabdi ayaa dhalinayarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ugu baaqay inay ka shaqeeyaan hormarinta Naftooda,bulshada iyo deegaanada ay ku noolyihiin badalkii ay ku fikiri lahaayeen aadista wadmo shisheeye.
Waxaa SooJeedineysa :-Sahra Cabdi Xuseen