Jowhar ( Radio Isnaay ) – Tuulada Nuukaay, oo ku taalla duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxey hataan wajaheysa xaalad caafimaad daro taas oo keentay in shacabka deegaanka ay codsadaan in gar gaar caafimaad la gaarsiyo madaama wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay tuulada Nuukaay.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.