WARARKA Iibinta Qaadka oo shaqo abuur unoqotay Haween ku nool Baladweyne. By admin - October 4, 2025 0 19 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Ku nool hooyoyin badan oo Kashaqeysta iibinta Qaadka iyagoo inta badan ku iibiya Suuqa daraawishta. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/CABDICASIIS-WARBIXIN-KHAAD.mp3 Share this:FacebookX