Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkabadan 60 arday oo wax ka barata Xarunta Baaritaanada iyo Tababarada Caafimaadka United ee magaalada Baladweyne ayaa loo soo xiray tababar muhiim ah oo ku saabsanaa tallaalada carruurta.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.