Mareykanka oo lacago ugu deeqay dowladda Lubnaan

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay lacag dhan 230 milyan oo doolar oo loogu talagalay ciidamada ammaanka Lubnaan usbuucan, xilli ay ku dadaalayaan inay hubka ka dhigaan kooxda awoodda leh ee Xisbullah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ku sugan Washington iyo Beirut.

Ilo Lubnaani ah oo la socda go’aanka ayaa sheegay in maalgelinta ay ku jirto $190 milyan oo loogu talagalay ciidamada qalabka sida ee Lubnaan iyo $40 milyan oo loogu talagalay ciidamada amniga gudaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here