Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankani oo looga Arinsanaayey Xirfadaha wadaxaajoodka iyo dhax dhaxaadinta oo lagu Xoojinayo doorka Haweenka ee dhismaha Nabadda Bulshada, iyadoo diiradda la saarayo dib-u-heshiisiinta Degmada Bardaale ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.