Maalinta Caalamiga ah ee Waayeelka oo Maanta dunida laga Xusayo.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Qaramada Midoobay ayaa 1990-kii u aqoonsatay maalintaan in waayeelka lagu sharfayo, laguna wacyigelinayo bulshada oo dhan in waayeelku yihiin hanti iyo khibrad aan la ilaawi karin.

Dunida maanta waxaa ku nool in ka badan 800 milyan oo qof oo waayeel ah, waxaana la filayaa tiradoodu in ay laban laabanto sanadaha soo socda. Soomaaliya gudaheeda, waayeelku waa laf dhabarta dhaqanka iyo nabadaynta, iyaga oo ah odoyaasha dhaqanka, culimada iyo hooyooyinka bulshada hoggaamiya.

Waxaa soo jeedineysa : – Xalimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here