Kulan looga hadlayay doorka dhalinyarada Ee dib eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
6

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Kulankan oo looga hadlayey doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u eegista, dastuurka Soomaaliya waxaa soo qaban qaabiyay hey’adaha u xilsaaran dib u eegista dastuurka kuwaasi oo aad u soo dhaweynayey talooyinka iyo fikradaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku aadan dib u habeynta dastuurka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here