Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa kusoo badanaya dhalinyarada ku hawlan ganacsiga iyo iibinta shidaalka.
Kororka dhalinyarada ee ku viiraya ka ganacsiga shidaalka ayaa keeneysa sababa ay ka mid yihiin shaqa la’aanta jirta, kororka gaadiidka gaar ahaan bajaajta oo aad looga isticmaalo Jowhar iyo kuwo kale ayaa sabab u noqday in fursado shaqo oo cusub ay ka soo baxaan qaybta shidaalka.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur maxamed.