Fatahaada Wabigga Shabeelle oo Saameysay Dadka ku nool Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
34
Jowhar – ( Radio Isnaay )- Malmahii ugu danbeyay waxa tuulada nukaay ee duleedka magalada Jowhar Fatahaado ka gestay wabiga Shabelle xalada fatahada oo Markii hore ku bilabatay xalad yar ayaa hadda sababtay in ay gaarto dhulbaxad leh taasi oo sababtay in ay barakacaan dadka degaanka ku nool
Kuwaasi oo Maciin biday in hooy ka raadsadaan tuloyiinka ku dhaw iyo meelaha taaga ah
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here