Jowhar – ( Radio Isnaay )- Culimada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si adag uga hadlay dhibaatada ka dhalan karta salaad-la’aanta, iyagoo bulshada ku nool magaalada iyo nawaaxigeeda ugu baaqay in ay ku dadaalaan gudashada waajibaadka salaadda shanta waqti.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim