Jowhar – ( Radio Isnaay )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Telefishinka Al-Carabiya ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay muhiimadda Soomaaliya ay u leedahay kursiga ay ku yeelatay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay tan iyo 1972-kii.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.