WARARKA Golaha Dhallinyarada Qaranka oo Hooyo Soomaaliyeed ufidiyay Daryeel Caafimaad. By admin - September 28, 2025 0 40 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in adeeg caafimaad fidiyo Hooyo Soomaaliyeed oo qaliin muhiim ah loogu sameeyey Muqdisho. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/CABDICASIIS-QALIIN.mp3 Share this:FacebookX